Ra’isul Wasaare Kheyre oo goordhaw si deg deg ah u magacaabay Wasiirka Warfaafinta

Wareegto goordhaw kasoo baxday Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa xilka Wasiirka Warfaafinta loogu magacaabay Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo horey u ahaa Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha. Ra’isul Wasaare Kheyre ayaa sidoo kale Wareegtada uu soo saaray ku magacaabay Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha ugu magacaabay  Eng C/llaahi Cali Xasan oo ku heyb ah Wasiirkii … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo goordhaw si deg deg ah u magacaabay Wasiirka Warfaafinta